Wasiirka Biyaha Jsl Oo Ceel-biyood Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Jsl Oo Ceel-biyood Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Botor Ee Gobolka Gabiley.
May 15, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada biyaha Somaliland oo ay weheliyaan maareeyaha biyaha ee gobolka gabiley iyo qaarkamid ah waxgaradka ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu dhagax dhigay Ceelbiyood laga qodi doona deegaanka botor ee gobolka gabiley kuwaasi oo lagu kordhinayo ceelashaha biyaha deegaankaasi ku yaalo oo waraabiya gabiley iyo wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS