WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Xaalada Ay Ku Sugan Yihiin Shacabka Reer Falastiin.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay dorashooyinkagolayaasha deegaanka iyo wakiilada ee inagu soo fooleh isagoo fariin udiray shacabka iyo musharixiinta

Sidoo kale gudoomiye ciro ayaa ka hadlay weerarada ay yuhuudu ku hayso shacabka reer falastiin isagoo caalamka ugu baaqay in deg deg  wax looga qabto.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version