DAAWO;-Maayarka Magaaladda Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Kooxdii Ku Guulaysatay Tartanka Bisha Ramadaan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Magaaladda Gabiley Oo Abaalmarino Gudoonsiiyey Kooxdii Ku Guulaysatay Tartanka Bisha Ramadaan
May 15, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar ayaa abaalmarino ku gudoonsiiyay kooxdii ku guulaysatay koobkii kubada cagta ee bisha ramaadan iyo kooxdii kaalinta labaad gashay.

Munaasibad lagu qabtay magaalada gabiley ayaa maayarka gabiley ku gudoonsiiyay kooxdii ku guulaysatay koobka ramaadaanta iyo kooxdii kaalinta labaad gashay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS