WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay Hadal Doorashooyinka Dhaawac Ku Ah Oo Kazoo Yeedhay Wasiir Kuxigeenka Arimaha Gudaha.

“Waxaa Nasiib Daro ah In Wasaaradii Arimaha Guduhu Aanay Joogin Cid Xilka Uhaysaa

“Ama Oromo Ha Ahaado Ama Ajaanib Ha Ahaado Qofku Hadii Uu Kadhka Haysto Wuu Codaynayaa”Xisbiga Waddani

 HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga wadani ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal doorashooyinka xuquuqda codbixiyayasha Somaliland oo kazoo yeedhay wasir kuxigeenka arimaha gudaha Cabdinaasir

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa nasiib daro ku tilmaamay in masuulii ugu sareeyay wasarada arimaha guduhu aanu garayan shaqada uu qaranka u hayo hadalka gafka ee uu ku weeraray dad shacab ah oo haysta kaadhkii codbixinta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version