WAJAALE NEWS

DAAWO;-Waalidiinta Dhalinyaradii Maamulka Farmaajo Uqaaday Eritrea Oo Banaan bax Ka Dhigay Magaalada Muqdisho.

MUQDISHO(W,N)-Qaarkamid ah hooyooyinkii caruurtooda maamulka farmaajo tababarka ciidanka ugu qaaday ee mudo lala ayaa maanta iskugu soo baxay banana bax ay ku dalbanayaan in xukuumada dhalinyaradoodii keento raq iyo ruux halkii ay ku danbeeyeen/

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version