DAAWO;-Dalladda Sonsaf Oo Daah Furtay Xarunta guud Ee Wada-xidhiidhka Doorashooyinka Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dalladda Sonsaf Oo Daah Furtay Xarunta guud Ee Wada-xidhiidhka Doorashooyinka Qaranka.
May 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dalada sonsaf ayaa maanta daahfurtay xarunta guud ee wada xidhiidhka doorashooyinka waxaana ka qaybgalay munaasibada daahfurka Komishanka doorashooyinka iyo madaxda xisbiyada qaranka iyo xubno ka socday haayadaha madaxbanaan qaybgalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS