WAJAALE NEWS

DAAWO;-Dalladda Sonsaf Oo Daah Furtay Xarunta guud Ee Wada-xidhiidhka Doorashooyinka Qaranka.

HARGAYSA(W,N)-Dalada sonsaf ayaa maanta daahfurtay xarunta guud ee wada xidhiidhka doorashooyinka waxaana ka qaybgalay munaasibada daahfurka Komishanka doorashooyinka iyo madaxda xisbiyada qaranka iyo xubno ka socday haayadaha madaxbanaan qaybgalay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version