WAJAALE NEWS

Raysal Wasaare Abiye Axmed Oo Iskugu Yeeshay Madaxda Ismaamulada Dawlada fadaraalka Itoobiya Iyo Sobobta!

ADIS ABABA(W,N)-Raysalwasaaraja dalka itoobiya abiye axmed ayaa iskugu yeedhay dhamaan madaxwaynayaasha ismaamulada fadaraalka itoobiya kuwaasi oo uu kulan kula yeelan doona caasimada adis ababa

Yeedhista maamulada qoomiyadaha itoobiya ee raysalwasaare abiye ayaa imanaysa xili ay gudida doorashooyinka dalka itoobiya shaaciyeen in ay markale dib udhacayso doorashada itoobiya

Sidoo kale dawlada itoobiya ayaa xiligan la daalaa dhacaysa colaado sokeeye oo ka socda gudaha itoobiya kuwaasi oo sobobay dhaqaale xumo soo foodsaarta dawlada itoobiya ee uu hogaamiyo raysal-wasaare Abiye Ahmed.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version