Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Fariinta Ay Udireen Raysal-wasaare Rooble. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midowga Musharixiinta Somaliya Oo Ka Hadlay Arimaha Doorashooyinka Iyo Fariinta Ay Udireen Raysal-wasaare Rooble.
May 16, 2021 - Written by Editor:

MUQDISHO(W,N)-Midowga musharixiinta madaxtinimo ee somaliya ayaa war saxafeed ay soo saareen kaga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka somaliya,arimaha doorashooyinka ee ay hadheeyeen khilaafku

Sidoo kale midowga musharixiinta ayaa baaq culus diray raysalwasaaraha somaliya rooble oo isagu leh maandateka qabsoomida doorashooyinka somaliya

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS