Xildhibaan/Musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo Ka Warbixiyay Qorshihiisa Iyo Fariinta Uu Udiray Taageerayaashiisa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan/Musharax Axmed Cabdi Muuse (Axmed Ini) Oo Ka Warbixiyay Qorshihiisa Iyo Fariinta Uu Udiray Taageerayaashiisa!
May 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Musharax Xildhibaan Axmed cabdi Muuse (Axmed Ini) oo kamid Ah musharixiinta golaha wakiilada ee xisbiga kulmiye ee Gobolka maroodi jeex ayaa ka waramay taariikhdiisa aqooneed,, shaqo iyo heerarkii kala duwanaa ee uu soo maray,

Sidoo kale musharax xildhibaan Axmed Ini ayaa soo bandhigay Qorshihiisa iyo meelaha uu doonayo in uu bulshada wax uga qabto hadii Alle ku guulleeyo doorashada golaha wakiilada ee fooda inagu soo haysa

Dhanka kale musharax Axmed Ini ayaa taageerayaashiisa guud ahaan gobolada maroodi jeex iyo gabiley iyo deegaanada hoos yimaada iyo cidkasta oo aragtiisa taageersan ka codsaday in ay ucodeeyaan maalinta codbixinta eek u began 31may ee bishan isagoo calaamadiisuna ay tahay Gudin.

HALKAN KAGA BOGO FARIINTA MUSHARAX AXMED CABDI MUUSE “AXMED INI”

COMMENTS
LINKS