Komishanka Doorashooyinka Oo Digniin Udiray Musharixiinta Bilaabay Olole Aan Wakhtigiisii La Gaadhin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Digniin Udiray Musharixiinta Bilaabay Olole Aan Wakhtigiisii La Gaadhin.
May 16, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa digniin culus udiray musharixiinta xisbiyada qaar oo bilaabay olole aan sharci ahayn oo aan la gaadhin wakhtigii loogu talo galay

Sidoo kale komishanka ayaa sheegay in laga qaadi doono talaabo anshax marin ah cidii u hogaansami wayda awaamiirta ay xeerarka doorashadu jideeyeen.

HALKAN KAGA BOGO QORAALKA KASOO BAXAY KOMISHANKA;

 

COMMENTS
LINKS