Midowga Yurub Iyo Qaramada Midoobay Oo Gaadiid Tiro Badan Ugu Deeqay Xukuumada Somaliland | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Midowga Yurub Iyo Qaramada Midoobay Oo Gaadiid Tiro Badan Ugu Deeqay Xukuumada Somaliland
May 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa 13gaadhi kala wareegay midowga yurun sweden iyo unta kaasi oo ay ugu deeqeen haayadaha dawlada somaliland.

Waxaana munaasibad gaadiid lagu wareejiyay xukuumada goob joog ka ahaa wakiilo ka socday midowga yurub iyo unta

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

COMMENTS
LINKS