WAJAALE NEWS

Midowga Yurub Iyo Qaramada Midoobay Oo Gaadiid Tiro Badan Ugu Deeqay Xukuumada Somaliland

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha gudaha somaliland ayaa 13gaadhi kala wareegay midowga yurun sweden iyo unta kaasi oo ay ugu deeqeen haayadaha dawlada somaliland.

Waxaana munaasibad gaadiid lagu wareejiyay xukuumada goob joog ka ahaa wakiilo ka socday midowga yurub iyo unta

Halkan kaga bogo warkan oo faah faahsan;

Exit mobile version