WAJAALE NEWS

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Oo Sheegay In Somaliland Joojinayso Wadahaladii Udhexeeyay Somaliya, Muxuuse Ka Yidhi Dadka Aan udhalan dalka Ee Codaynaya !

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ku baaqay in xukuumadu joojiso wadahadaladii udhexeeyay Somaliland iyo somaliya maadama aanay ka jirin wax dawlad ah oo lala hadli karo

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa digniin culus udiray dad usheegay in aanay somailand udhalan oo codaynaya islamarkaana taageeray hadalkii wasiir kuxigeenka arimaha gudaha jsl.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version