WAJAALE NEWS

“18May Waa Maalin Inagu Wada Wayn, Waa Maalintii Aynu Dib Ulasoo Noqonay Madax-banaanida Somaliland” Gudoomiye Cirro.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ee wadani cabdiraxman maxamed cabdilaahi “cirro” ayaa shacabka reer Somaliland udiray hambalyo sanad guurada xuska maalinta dib ulasoo noqoshada qaranimada Somaliland ee 18may oo 30 jirsatay.

Sidoo kale gudoomiye ciro ayaa ka hadlay marxaladihii ay soo martay Somaliland iyo sida ay uga dhex muuqato wadamada geeska Africa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version