Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland Xuska Sanad Guurada 30th Ee Madax-banaanida Jsl Awgeed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Hambalyo Udiray Shacabka Somaliland Xuska Sanad Guurada 30th Ee Madax-banaanida Jsl Awgeed.
May 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada Hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid soltelco ayaa dhambaal hambalyo ah udiray shacabka reer Somaliland xuska sanad guuradii 30sn ee 18may

Maayar cabdiraxmaan ayaa shacabka iyo guud ahaan Somaliland ilaahay ubaryay in sanadkan sanadkiisa ay ku gaadhaan bash bash iyo barwaqo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS