DAAWO;-Dabaal Dega Xuska 18may Oo Caawa Si wayn Uga Socda Caasimada Hargaysa Iyo Damaashaadka Dhalinyarada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dabaal Dega Xuska 18may Oo Caawa Si wayn Uga Socda Caasimada Hargaysa Iyo Damaashaadka Dhalinyarada!
May 17, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xuska maalinta dib ula soo noqoshada madax banaanida jamhuuriyada Somaliland ee 18may sanad guuradii 30 naad ayaa caawa siwayn uga socota gudaha caasimada hargaysa kuwaasi oo ay jidadka magaalada ku dabaal dagayaan dhalinyaro wadata gaadiid kuwasi oo ruxaya calanka Somaliland islamarkaana ku dhawaaqaya ereyo ay ugu dabaal degayaan qarannimada Somaliland.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS