Baarlamaanka Israa,iil Oo Soo Af jartay Mudo 12Sano Oo Uu Netanyahu Raysal -wasaare Ahaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Baarlamaanka Israa,iil Oo Soo Af jartay Mudo 12Sano Oo Uu Netanyahu Raysal -wasaare Ahaa!
June 14, 2021 - Written by Editor:

Tel Aviva(W,N)-Baarlamaanka Israa’iil ayaa soo afjaray muddo 12 sano ah oo uu dalkaasi Raysal Wasare ka ahaa Benjamin Netanyahu kadib markii ay u codeeyeen dowlad wadaag cusub.

Naftali Bennett, oo madax ka ah xisbi Yamina ayaa loo dhaariyey xilka raysal wasaaraha kadib markii cod cadhiidhi ah ay ku heleen 60-59 baarlamaanka.

Mr Netanyahu – hogaamiyaha ugu waqtiga dheer ee Yamina oo xukumayay, wuxuu sii ahaan doonaa madaxa xisbiga garabka midig ee Likud wuxuuna noqon doonaa hogaamiyaha mucaaradka.

Codeynta ka dib, Mr Netanyahu wuxuu gacan qaaday Mr Bennett. Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa durbaba hambalyo u diray Mr Bennett, isagoo sheegay inuu rajeynayo la shaqeyntii

COMMENTS
LINKS