Xildhibaan Golaha Deegaanka Berbera Katirsan Oo Beeshiisu Raadinaysay Mudo 72 sacaood Oo Sheegay In Aan La Afduub. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Golaha Deegaanka Berbera Katirsan Oo Beeshiisu Raadinaysay Mudo 72 sacaood Oo Sheegay In Aan La Afduub.
June 14, 2021 - Written by Editor:

BERBERA(W,N)-Midkamid xildhibaanada cusub ee kusoo baxay golaha deegaanka degmada berbera oo mudo 3chso ay raadinayeen beeshiisu islamarkaana ay warbaahinta usheegeen in la afduubay ayaa warbaahinta la hadlay isagoo sheegay in aan cidi afduubin uuuna ku sugan yahay magaalada berbera

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS