WAJAALE NEWS

DAAWO;-Muuqaalada Dekeda Cusub Ee Magaalada Berbera Oo Gabo Gabo Ku Dhow.

BERBERA(W,N)-Dekeda cusub ee magaalada berbera ay ka dhisayso shirkada gacanta ku haysa ee DP-WORLD Ayaa hada maraysa meel fiican oo ku dhow gabo gabo taasi oo loo dhisay qaab casriya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DEKEDA CUSUB EE BERBERA;

Exit mobile version