Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Ansixiyay Xildhibaanada Degmada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Ansixiyay Xildhibaanada Degmada Hargaysa.
June 15, 2021 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeexoo ayaa saaka  ansixisay 17 xubnaha ka ah golaha Deegaanka Degmada Hargeysa.

Waxaana la filayaa in  fadhigooda u horeeyey oo lagu dooran doono maayarka iyo ku xigeenka cusub uu qabsoomo maalinta   khamiista oo ku beegan 17 ka bishan.

COMMENTS
LINKS