Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Ansixisay Xildhibaanada Golaha Deegaanka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Gobolka Gabiley Oo Ansixisay Xildhibaanada Golaha Deegaanka.
June 15, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maxkamada degmada gabiley ayaa maanta ansixisay 13xildhibaan ee kusoo baxay golaha deegaanka

Sidoo kale ansixinta maxkamada degmo gabiley ayaa waxaa ka qaybgalay wasiiro,badhasaabka gobolka iyo masuuliyiin kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS