Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Heshiish Iskaashi!
June 16, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Somaliland iyo Taiwan oo kala sexeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan.

Sidoo kale Waxa Goobjoog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Somaliland iyo Taiwan

Heshiiskan oo ku saabsan horumarinta caafimaad ayaa waxa uu qayb ka yahay iskaashiga iyo xoojinta xidhiidhka Somaliland iyo Taiwan

COMMENTS
LINKS