WAJAALE NEWS

DAAWO;-Qaabkii Ay Udhacday Doorashada Maayarka Iyo Maayar Kuxigeenka Degmada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Golaha deeganka degmada gabiley ayaa maanta yeeshay fadhigoodii uhoray kaasi oo lagu doortay maayar iyo maayar kuxigeenka degmada taasi oo ay kasoo qaybgaleen wasiir kuxigeenka arimaha gudaha iyo badhasaabka gobolka.

Sidoo kale golaha deegaanka gabiley ayaa markale maayar udoortay maayarkii hore ee gabiley maxamed amiin cumar cabdi halka maayar kuxigeena looga doortay cabdilaahi oo katirsan xisbiga mucaaridka ah ee wadani.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version