WAJAALE NEWS

Golaha Deegaanka Degmada Boorama Oo Doortay Maayarka Iyo Maayar kuxigeenka Cusub Ee Degmada.

BOORAMA(W,N)-Golaha cusub ee degmada boorama ayaa yeshay fadhigoodii ugu horeeyay kaasi oo ay ku doorteen maayar iyo maayar kuxigeenk katirsan xisbiyada mucaaridka

Loolan adag oo xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ku dhex boorama kadib waxaa ku guulaystay hanashada maayarka iyo kuxigeenkiisa xisbiyada wadani.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version