WAJAALE NEWS

“Gabiley Xukuummaddu Faragalinta Ha Ka Dayso..”Prof. Ibrahim Meecaad.

CANADA(W,N)-Prof Ibrahim maxamed  Meecaad ayaa ka dareen celiyay hadalo dhawaan kazoo yeedhay qaarkamid ah odoyaasha gabiley oo xukuumada ugu baaqay in ay faro galinta ka dayso golaha deeganka gabiley oo ay faro galin ba,an ku haysay doorashadooda

Sidoo kale prof meecaad ayaa xukuumada uga digay faro galinta gabiley si ay arimahooga uga tashadaan.

 

Exit mobile version