WAJAALE NEWS

Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Hadhimo Sharafeed Sabootin Ah Ku Maamuusay Safiirka Midawga Yurub.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani Iyo Ucid ayaa casuumad sabootin ah magaalada hargaysa ugu sameeyay safiirkii midowga yurub uqaabilsanaa somaliya iyo Somaliland oo hada xilka kasii dayaga kana soo qabgalay bandhiga buugaagta hargasya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version