DAAWO;-Muwaadin Isku Xil Qaamay Dayactirka Dayrka Xabaalaha Idaacada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muwaadin Isku Xil Qaamay Dayactirka Dayrka Xabaalaha Idaacada Hargaysa.
July 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muwaadiniin ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa isku xil qaamay in dayr iyo dayactir lagu sameeyo xabaalaha idaacada hargaysa ku dhagan.

Dayrka loo samaynayo xabaalaha idaacada oo uu ku deeqay muwadin qurba joog ahi ayaa waxaa ka hadlay sheikh aadan maxamuud xiiray aadansiiro iyo qaarkamid ah odoyaasha iyo culimada xaafada idaacada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS