WAJAALE NEWS

DAAWO;-Muwaadin Isku Xil Qaamay Dayactirka Dayrka Xabaalaha Idaacada Hargaysa.

HARGAYSA(W,N)-Muwaadiniin ku dhaqan caasimada hargaysa ayaa isku xil qaamay in dayr iyo dayactir lagu sameeyo xabaalaha idaacada hargaysa ku dhagan.

Dayrka loo samaynayo xabaalaha idaacada oo uu ku deeqay muwadin qurba joog ahi ayaa waxaa ka hadlay sheikh aadan maxamuud xiiray aadansiiro iyo qaarkamid ah odoyaasha iyo culimada xaafada idaacada .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version