WAJAALE NEWS

Taliyaha Ciidanka Qaranka Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Miiska Saraakiisha Ee Gobolka Sanaag.

CEERIGAABO(W,N)-Taliyaha guud ee ciidanka Qaranka Somaliland, sarreeya gaas Nuux Ismaaciil Taani,  ayaa xadhiga ka jaray dhisme cusub oo loo bineeyay Miiska Saraakiisha ee ciidanka Qaranka gobalka Sanaag.”

Waxaana munasibada xadhig ka jarka ka hadlay hogaanada ciidanka qaranka ee munaasibada ku sugnaa.

 

Exit mobile version