WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Degmada Tog Wajaale Oo Dhul Ku Wareejiyay Jaamacada Tima Cade University

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulka degmada tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa dhul Dan guud ah ku wareejiyay masuuliyiinta jaamacada tima cade Kaasi Oo ay ka hirgalin doonaan faraca ay yeelanayso magaalo Ganacsiyeedka wajaale.

Waxaana Munaasibada Ay Maamulka wajaale ku Wareejinayeen dhulka ka hadlay masuuliyiiinta degmada iskuduwaha wasaarada hawlaha guud iyo guryayta iyo maamulka jaamacada tima cade iyo xubno katirsan wasaarada waxbarashada.

HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version