Ciidanka Booliska Jsl Oo Hawlgalo Dhinaca Abniga Ah Ka Fuliyay Gudaha Magaalada Burco. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidanka Booliska Jsl Oo Hawlgalo Dhinaca Abniga Ah Ka Fuliyay Gudaha Magaalada Burco.
July 26, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)-Ciidamada booliska gobolka tog dheer ayaa caawa hawlgalo abni Lagu adkaynayo ka fuliyay gudaha magaalada burco kuwaasi oo jidadka magaalada lagu baadhayay gaadiid u kala gooshaya magaalada.

Taliyaha ciidankabooliska ee qaybta gobolka togdheer ayaa faah faahin ka bixiyay ujeedada ay ciidamadu ufuliyeen hawlgaladan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS