WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Khilaaf Udhexeeya Masuuliyiinta Ugu Sareeya Wasaarada Biyaha Iyo Cod Sir Ah Oo Laga Duubay Wasiir Siciid Sulub,!

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha biyaha ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay khilaaf culus oo udhexeeye masuuliyiinta ugu sareeya wasaarada biyaha oo sobobay in wasiirku shaqada ka joojiyo agaasimaha guud

Xisbiga wadani ayaa sidoo kale ka hadlay codad sir ah oo laga duubay wasiirka xananada xoolaha oo wasiirka biyaha kala hadlaya khilaafka wasiirka iyo agaasime dirir

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version