Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Oo Xaqiijiyay In Cisbitaalka Ceerigaabo Laga Xaday Mishiin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Oo Xaqiijiyay In Cisbitaalka Ceerigaabo Laga Xaday Mishiin.
July 27, 2021 - Written by Editor:

CEERIGAABO(W,N)-Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka sanaag ayaa xaqijiyay in la xaday mishiin uu lahaa cisbitaalka ceerigaabo dadna loo xidh xidhay

Hadalkan ayaa masuuliyiinta caafimaadka gobolka sanaag kasoo baxay markii ay xisbiga wadani ka hadleen xatooyada mishiinkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS