WAJAALE NEWS

Masuuliyiinta Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Sanaag Oo Xaqiijiyay In Cisbitaalka Ceerigaabo Laga Xaday Mishiin.

CEERIGAABO(W,N)-Iskuduwaha wasaarada caafimaadka ee gobolka sanaag ayaa xaqijiyay in la xaday mishiin uu lahaa cisbitaalka ceerigaabo dadna loo xidh xidhay

Hadalkan ayaa masuuliyiinta caafimaadka gobolka sanaag kasoo baxay markii ay xisbiga wadani ka hadleen xatooyada mishiinkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version