WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Shaaciyay Olole Nadaafadeed Oo Laga Fulin Doona Xaafadaha Magaalada.

HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa Cabdikariim Axmed Mooge ayaa  shacabka ku dhaqan magaalada hargaysa ugu baaqay in ay kala soo qaybgalaan olole nadaafadeed oo laga fulin doona xaafadaha magaalada hargaysa iyo wakhti la fulinayo iyo sida ay isku qaybinayaan xaafaduhu.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version