WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xildhibaan Mustafe Axmed Oo Ka Waramay Dhacdo Shirqool Ah Oo Xukuumadu Somaliland Kula Kacday Isagoo Ku Sugan Dalka Itoobiya!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Mustafe Axmed Khayreeye oo katirsan mudanayaasha kasoo baxay xisbiga kulmiye ee gobolka sool oo caawa shaaciyay in uu taageerayo shir gudoonka isbahaysiga mucaaridka ayaa ka waramay waxyaabaha ku kalifay in uu taageero isbahaysiga iyo dhacdo shirqool ah oo xukuumada Somaliland kula kacday. isagoo ku sugan magaalada adis ababa lagu xidhay mudo balse uu markii danbe ka soo baxay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version