“Anigu Waan Caafimaad Qabaa, Maskaxdeyduna Way Wanaagsan Tahay” Xildhibaan Yaasiin Faratoon . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Anigu Waan Caafimaad Qabaa, Maskaxdeyduna Way Wanaagsan Tahay” Xildhibaan Yaasiin Faratoon .
July 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan yaasiin xiir faratoon oo ah musharax gudoomiyaha golaha wakiilada uga sharaxan xisbiga kulmiye ayaa ka jawaabay dadka ku dhaliila in uu yahay da oo aanu hogaamin Karin golaha

Sidoo ale Faratoon ayaa oo bandhigay sobobta iy qorshaha uu udoonayo in uu noqdo golaha wakiilada.

 

COMMENTS
LINKS