WAJAALE NEWS

“Anigu Waan Caafimaad Qabaa, Maskaxdeyduna Way Wanaagsan Tahay” Xildhibaan Yaasiin Faratoon .

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan yaasiin xiir faratoon oo ah musharax gudoomiyaha golaha wakiilada uga sharaxan xisbiga kulmiye ayaa ka jawaabay dadka ku dhaliila in uu yahay da oo aanu hogaamin Karin golaha

Sidoo ale Faratoon ayaa oo bandhigay sobobta iy qorshaha uu udoonayo in uu noqdo golaha wakiilada.

 

Exit mobile version