DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Maalinta Bari Ah Kala Qaybgalaan Ololaha Muwaadin Nala Qurxi Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Shacabka Ugu Baaqay In Ay Maalinta Bari Ah Kala Qaybgalaan Ololaha Muwaadin Nala Qurxi Magaalada!
July 28, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo uu weheliyo maayarka kuxigeenka ayaa shaaciyay in maalinta bari ah markale ay samaynayaan ololaha muwaadin nala qurxi magaaladaada

Maayarka maxamed amiin ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ugu baaqay in ay ka qayb qaataan ololaa lagu qurxinayo magaalada ee lagu ururinayo dhagxaanta dhex tuulan xaafadaha magaalada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS