Shacabka Degmooyinka Magaalada Hargaysa Oo Siwayn Uga Qayb Qaatay Ololaha Nadiifinta Caasimada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shacabka Degmooyinka Magaalada Hargaysa Oo Siwayn Uga Qayb Qaatay Ololaha Nadiifinta Caasimada.
July 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa degmooyinka iyo xaafadaheeda kala duwan ayaa maanta siwayn uga qayb qaatay ololaha nadiifinta casimada oo uu iclaamiyay maayarka caasimadu

Sidoo kale ololaha nadiifinta caasimada ee lagu ururinayo qashinta ayaa waxaa kaq qayb qaatay shirkadaha ganacsiga ururada bulshada laamaha dawlada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS