DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Xildhibaanada Taageersan Musharax Xil Shir Gudoonka Faratoon. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Waxbarashada Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamusay Xildhibaanada Taageersan Musharax Xil Shir Gudoonka Faratoon.
July 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaarada waxbarashada Somaliland ayaa maanta hadhimo sharafeed ku maamuusay musharax gudoomiyaha golaha wakiilada Xildhibaan yaasii  xiir faratoon iyo shir gudoonka la sharaxan oo ay weheliyaan  xildhibaanada golaha wakiilada ee xisbi xaakimka iyo xildhibaanada kale ee ay isbahaysteen.

Munaasibadan casuumada ah ayaa waxaa kazoo qaybgalay wasiiro iyo masuuliyiin kale oo xukuumada iyo xisbiga katirsan.

Wasiirka wasaarada waxbarashada ayaa ka hadlay ujeedada ay munaasibadan ugu maamuuseen xildhibaan faratoon isagoo ka waramay taariikhda uu ku leeyahay bahda waxbarashada oo uu wasiir kazoo noqday wasaarada waxbarashada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS