WAJAALE NEWS

Midowga Africa Oo Shaaciyay In Ay Diyaar Uyihiin Dhex dhexaadinta Somaliya Iyo Kenya Ee Muranka Badda.

ADIS(W,N)-Midowga Africa ayaa sheegay in ay aqbaleen dalab uga yimid Kenya oo la xidhiidha sidii loo dhex dhexaadin lahaa somaliya oo uu ka dhexeeyo muranka dhinaca badda ah,

Sidoo kale midowga Africa ayaa sheegay in ay diyaaruyihiin in ay dhex dhexaadiyaan labadan dal ooo murankoodu gaadhay ilaa maxkamada caalamiga ah wallow aanay kazoo saarin wax natiijo ah

HALKANKA AKHRI WAR MURTIYEED KASOO BAXAY MIDOWGA AFRICA;

 

Exit mobile version