Sheekh Maxamed Aadan Oo Madaxda Kula Dardaarmay In Ay Joogteeyaan Ololaha Nadiifinta Hargaysa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Maxamed Aadan Oo Madaxda Kula Dardaarmay In Ay Joogteeyaan Ololaha Nadiifinta Hargaysa!
July 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed Aadan Oo Kamid ah Culimada Somaliland ayaa saaka ka qaybgalay ololihii Magaalada lagaga nadiifinayay qashinka ayaa maayarka Caasimada iyo dawlada hoose ku bogaadiyay talaabada ay Qaadeen ee magaalada lagu nadiifinayo isagoo sheegay in ay muhiim tahay In laga faa,iidooyinka awooda shacabka

Sidoo kale Sheikh Maxamed Aadan Oo bulshada xaafada 26juun kala qaybgalay ololaha nadiifinta caasimada ayaa madaxda ugu baaqay in arinta ololuhu aanay noqon bil iyo labada bilood balse tahay in la joogteeyo. Isagoo ugu baaqay in ay bulshada qaybaheeda ganacsato iyo cidwalba ay ka qaybgalaan ololahan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS