Maayarka Magaalada Gabiley Oo War Kasoo Saaray Barnaamijkii Nala Qurxi Magaalada Iyo Qaabka Uu Usoconayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maayarka Magaalada Gabiley Oo War Kasoo Saaray Barnaamijkii Nala Qurxi Magaalada Iyo Qaabka Uu Usoconayo!
August 11, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin cumar cabdi ayaa ka warbixiyay olohii ay dawlada hoose waday ee muwaadin nala qurxi magaalada ee dhagxaanta magaalada lagaga ururiyay

Sidoo kale maayarka magaalada gabiley ayaa sheegay qaab cusub oo ay ubadaleen barnaamijkii magaalada lagaga ururinayay dhagxaanta iyo garanwaanga kaasi oo hada wixii ka danbeeyay xaafadaha magaalada uga socon doona si maalinle ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS