Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Ka Digay Qoysas Danyar Ah Oo la Doonayo In Dhulka Ay Degan Yihiin Cidkale Looga Raro. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Berbera Oo Ka Digay Qoysas Danyar Ah Oo la Doonayo In Dhulka Ay Degan Yihiin Cidkale Looga Raro.
September 17, 2021 - Written by Editor:

“Qof Shacab ah Qofkale Oo Shacab ah Dhul Loogama Qaadi Karo,Lamana Barakicin karo”Xil Cabdirashiid,

BERBERA(W,N)-Xildhibaan cabdirashiid oo katirsan golaha deegaanka degmada berbera ayaa booqday xaafada magaalada berbera ay a degan yihiin qoysas danyar ah oo dawlada hoose doonayso in cidkale uga rarto halkan ay degan yihiin.

Xildhibaan cabdirashiid oo la kulmay dadka degan xaafada xero aboo ayaa sheegay in aanay suurto gal ahayn dadkan lagaga raro halkan ay degan yihiin islamarkaana cidkale ay soo dajiso dawlada hoose isagoo eedo ujeediyay maamulka kana digay talaabadaasi in la qaado.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS