Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka Ee Madaxwaynaha Jsl Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Sobobta Uu Xilka Uga Tagay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Lataliyihii Arimaha Doorashooyinka Ee Madaxwaynaha Jsl Oo Iska Casilay Xilkii Iyo Sobobta Uu Xilka Uga Tagay!
September 18, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi cukuse oo ahaa lataliyaha arimaha doorashooynka ee madaxwaynaha Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu xilkaasi iska casilay isagoo faah faahin ka bixiyay sobobta keentay in uu xilka iskga tago.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS