Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dawlada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dawlada.
September 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta ku meel mariyay xeerka shaqaalaha dawlada oo ay qodob qodob u ansixiyeen.

Fahdiga golaha wakiilada ayaa waxaa kazoo xaadiray 60 mudane iyagoo xeerkan ay ansixiyeen 55xildhibaan halka ay diideen 4mudane.

COMMENTS
LINKS