WAJAALE NEWS

Xildhibaanada Golaha Wakiilada Jsl Oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dawlada.

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ayaa fadhigoodii maanta ku meel mariyay xeerka shaqaalaha dawlada oo ay qodob qodob u ansixiyeen.

Fahdiga golaha wakiilada ayaa waxaa kazoo xaadiray 60 mudane iyagoo xeerkan ay ansixiyeen 55xildhibaan halka ay diideen 4mudane.

Exit mobile version