Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Soo Bandhigay Nidaam Cusub Oo Lagu Gali Doono Doorashada Madaxtooyada Ee 2022!
September 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha komishanka doorashooyinka Somaliland cabdirashiid rijo raac ayaa shaaciyay nidaam cusub oo lagu gali doono doorashada soo socota ee madaxtooyada jsl oo u astaysan in ay Dalka  qabsoonto dabayaaqada 2022.

Sidoo kale gudoomiye riyo raac oo faah faahin ka bixiyay qaabka uu ushaqaayn doono nidaamkan cusubi  ayaa sheegay lagu gali doono doorashada madaxtooyada ay somaliand ka caawisay dawlada tiawan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS